Xaaji
퍼블리셔 XAAJI LLC AppTrack Ninja.
Call Xaaji meelkasta joogto
Xaaji waa Taxi ku shaqeeya Aapka waa taxi aad ka dalba karta meelkast aad ka joogto magaalada sida hoteelada, Airporada, Bars ka , Aroosyada Xafladaha Aqalinjabinta Jaamacadaha, Dugsiyada waxbarashada, Garoomada lagu ciyaaro Shirarka Maqaayadaha Dukaamada, Suuqyada Moolalka Carwooyinka, Masaajidada, Moqlacyada, iyo meel kasta aad ku sugan tahay u yeero haaji taxi. Haaji Taxi waxaa uu ku shaqeeyaa APP ka sidoo kale Haaji waxaa kasoo waca kartaa ama soo garaaci kartaa xaaji Taxi Teleefanka +25261 0600007 ama Call Center ka . Haaji waxaa uu leeyahay App Casri ah oo aad kala xiriiri karto Darawal…
카테고리: Travel, Lifestyle
의 App Store 순위, 스크린샷, 추정, 유사 앱. Xaaji.