caawiye app
Yayıncı Ayub Ali Ahmed AppTrack Ninja’da.
ask question and get answer
Caawiye App waa madal su'aalo iyo jawaabo u ah bulshada afka Soomaaliga ku hadasha ayadoo u sahlaysa dadka iyo ardayda in ay su'aalo waydiiyaan kana jawaabaan mawduucyo kala duwan. Caawiye Question and Answer waa goob su’aalo iyo jawaabo ah oo aad wax ku weydiin karto ama aad ka jawaabi karto su’aal, oo aad la wadaagi karto aqoontaada. looguna talagalay dadka xiisaha u leh ee raba inay wax badan ka bartaan adduunka mawduucyada sida cashirada schooka, jaamacadaha, sayniska, farshaxanka, ganacsiga, dhaqaalaha, siyaasada iyo dhaqanka. Astaanta udub-dhexaadka u ah abka waa xog-ururin ballaadhan o…
Kategoriler: Education
için App Store sıralamaları, ekran görüntüleri, tahminler ve benzer uygulamalar. caawiye app.