Markas Xaaji Shirwac

퍼블리셔 Jamhuriya Technology Solutions AppTrack Ninja.

Schoolware Apps

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka . Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi . Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka . Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution( Jtech ).

카테고리: Education

의 App Store 순위, 스크린샷, 추정, 유사 앱. Markas Xaaji Shirwac.

Loading…