Janbari: Baro English
By Mushtaq Ahmad on AppTrack Ninja.
Baro Ingiriisiga Macalin AI
Janbari waa app loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay si fudud oo nidaamsan u bartaan luuqadda Ingiriisiga. Waxaad ka bilaabi kartaa heerkaaga hadda, kadibna tallaabo-tallaabo ayaad u horumarin kartaa akhriska, fahamka, ku-hadalka iyo pronunciation-kaaga. Janbari waxaad ka heli kartaa: • Casharro Ingiriisi oo nidaamsan • Heerarka A1 ilaa C1 • AI Teacher kaa caawinaya barashada • AI Speaking aad Ingiriisiga kula tababaran karto • Pronunciation kaa caawinaya ku dhawaaqista saxda ah • Points, streaks iyo achievements dhiirrigeliya joogtaynta • La socodka horumarkaaga maalin kasta Ha…
Categories: Education
App Store rankings, screenshots, estimates and similar apps for Janbari: Baro English.