Dhaweeye
By TABAARAK ICT SOLUTIONS on AppTrack Ninja.
Qaabka is diiwaangalinta -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa. Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali k…
Categories: Travel
App Store rankings, screenshots, estimates and similar apps for Dhaweeye.