Quran Somali & English

By Liban Jama on AppTrack Ninja.

Quran Tafsiir Offline Adkar

Appkan waxaa loo abuuray sadaqadul jaariya ahaan oo loogu niyooday aabeheen, awowgeen, walaalkeen Cali Jaamac, ilaahay danbigiisa ha dhaafo. appkan wuxuu xasuusinayaa mar kasta oo aad furto inaad u ducayso dhammaan waalidiinteenna dhintay. Apka wuxuu kuu oggolaanayaa inaad nuqul ka dhigto ama koobiyayso aayad kasta iyo tarjumaaddeeda oo aad la wadaagto qoyska iyo saaxiibbada. Barnaamijkan wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto liisaska aayadaha eceshahay. Subixii, fiidkii iyo Jimce kasta barnaamijkan ayaa kuu soo diri doona xusuusinta inaad akhrido suuratul Kahf iyo adkaarta habeenkii iyo subix…

Categories: Education, Books

App Store rankings, screenshots, estimates and similar apps for Quran Somali & English.

Loading…
Quran Somali & English: Revenue, Downloads & Keywords | AppTrack Ninja