Soomaali Bible
By Biblica on AppTrack Ninja.
Soomaali New Testament
Ereyga nolosha ee af Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo. Akhristayaashaya la beegsanayo waa dadka asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika iyo qurba joogta. Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska ah. Turjumaadaan ugu horeyntii waxaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo dadka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba, kuna haboon dhalinya…
Categories: Books, Reference
App Store rankings, screenshots, estimates and similar apps for Soomaali Bible.