Kobciye Coop App

By kobciye on AppTrack Ninja.

Kobciye Coop

Kobciye Coop App waa barnaamijka rasmiga ah ee Iskaashatada Kobciye, oo ah iskaashato Soomaaliyeed oo loo wada siman yahay, una adeegta dhammaan bulshada Soomaaliyeed. Iskaashatada Kobciye waxaa la aasaasay bishii Juun 2016, iyadoo ujeeddadeedu tahay maalgelinta wax-soo-saarka, horumarinta dhaqaalaha, iyo kobcinta fursadaha maalgashi ee gayiga Soomaaliyeed. Barnaamijkani wuxuu u sahlayaa xubnaha inay si fudud u helaan xogtooda, ula socdaan adeegyada iskaashatada, isla markaana uga faa’iidaystaan adeegyada maaliyadeed iyo kuwa maamulka ee Kobciye. Waxyaabaha Aad Ku Qaban Karto App-ka • Daawash…

Categories: Finance, Business

App Store rankings, screenshots, estimates and similar apps for Kobciye Coop App.

Loading…