Reys School
By Jamhuriya Technology Solutions on AppTrack Ninja.
Reys School
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka . Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi . Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jamhuriya Technology Solution( Jtech ).
Categories: Education
App Store rankings, screenshots, estimates and similar apps for Reys School.